|
anigoo ah wacays cadami oo kunool magaaladan addis ababa ayaan maana oo ay taariikhdu tahay 30bisha koowaad ee 2006 waxaan
samaystay webkan layiraahdo wacayscadami0.tripod.com kaas oo aan ugu talo galay in uu noqdo meesha lagu kulmo mustaqbalkan
dhow
waxaan jeclahay dhamaan dhalinyarada wax
barata inay sameeyaan urur tacliimeed ay kusoo diyaarinayaan dhamaan suaaladka ay garan waayaan halkaas oo loogu diro doono
suaalaadka highest part education in the world such as oxford oo kale markaa haku dadaalan inay nala soo xiriiraan
fadlan ku dhufo halkan waxii aad jeceshay inaad itiraahdo
waxaan xiiseeyee dhamaan dadka dadkooda wax uqabta inaan lakulmo
wax yaabaha aan ka xanaaqdo waxaa kamid
marka aan arko dhalin yaro waqtigooda kuluminaya wax aan macna lahayn markaa waxaan kula talinaya dhalin yaradaas walaalahay
ah inay iska dhaafaan oo wax bartaan
dhamaan dadka wax barta waxaan kula talin lahaaa inay sii wataan wax barashadooda
|